HARGEISA: Dhul iib ah
HARGEISA: Dhul iib ah
HARGEISA: Dhul iib ah
HARGEISA: Dhul iib ah
Top
dhul loo iibinayo falastiiniyiinta.
Dhulka laamida waxa ka xiga hal boos.
Boosku waa booska labaad ee laamida madaw.
Goobta waa masalaha hotel cosob koonfurteeda.
Cabirka boosku waa 24×9m.
Faylkii iyo sharcigii ayuu leeyey.
Waxa kaaga dhismaya shan qol iyo deerkii.
Qiimaha loogu iibinayo waa 18,000$.
Fiiro gaara: qofka iibsada dhulkan, ajarna wuu helayaa dhul fiicana wuu helayaa.
Itus oo itaabsii weeye arinku.
0634845224
0634645546

Overview

Leave feedback about this

  • Quality
  • Price
  • Service