HARGEISA: Guri iib ah New Hargeisa
HARGEISA: Guri iib ah New Hargeisa
HARGEISA: Guri iib ah New Hargeisa
HARGEISA: Guri iib ah New Hargeisa
NewTop
$28,000
Bismillaah. Guri iyo baloodh labaduba jaban.
1) Gurigu waa newhargeysa.
Gaar ahaan waa baarwaraabada dhaw.
Waxa looga leexanayaa fooqa baandaro.
Aqalku waa cusayb aanu dhawaan dhisnay.
Qolalku waa sedex qol iyo adeegyadii kale.
Guriga kale waa la iibsaday dhawaan.
Sababta loo jecelyey waa inay goobtu dhawday.
Qiimaha ayaa ah 28,000$.
2) Booska banaan waa 24×18m.
Goobtu waa masalaha.
Gaara ahaan waa hotelka diyaarada iyo caanaha geela dhexdooda barri.
Boosku waa rukun laba wajahadood ah.
Laamida madaw ayuu balooga sedexaad ka yahay.
Waxa udhaw school iyo baskii laamida marayey.
Qiimaha ayaa ah 9,000$.
Itus oo itaabsii weeye arinku.
0634845224
0634645546

Overview

Location

Hargeisa

Leave feedback about this

  • Quality
  • Price
  • Service